Taliyihii gaadiidka Madaxtooyada Puntland oo Bosaso lagu dilay
24 sep 2018 (Puntlandes) Taliyihii gaadiidka madaxtooyada dawladda Puntland Axmed Hurfe Jaamac Barre ayaa goor dhawayd lagu dilay magaalada Bosaso.
AUN waxaa taliyaha toogasho ku dilay dabley aan haybtoda la aqoon, iyagaana dhaawacay Askeri ka tirsan Ciidanka Madaxtooyada dawladda Puntland.
Puntlandes.com