Madaxweyne Xaaf oo xilkii ka qaaday gudoomiyaha degmada Cadaado
01 Okt 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyaha degmada Cadaado iyo ku-xigeenkiisi, waxa uuna magacaabay Gudoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen cusub.
Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa ku haysa faragalin maamulka Galmudug, iyadoo abuurtay xaaladda khatar gelinaysa dawlad goboleedka Galmudug.
Akhriso qoraalka
Puntlandes.com