Daawo Video: Horumarka DDSI iyo wabiga Shabeelle oo wabiyaal laga jeexay

Waxaa ka socda Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Horumar aad iyo aad u baaxadwayn oo dhinac walba ah.  Waxaa Dhawaan madaxweye Cabdi Maxamuud Cumar xariga ka jaray Masheuuc aad balaaran oo ay ku baxday lacag faradan kaasoo laga hirgeliyey Godey. Mashruucan ayaa ah Biyo-Xireeno iyo wabiyaal laga jeexay wabiga Shabeelle kuwaasoo ay dad farabadan uga faa’iidaysanayaa.

Daawo Videoga

Sawiro
1334

1335

1339

1340

 

Puntlandes.com

About The Author