Agasimaha Guud ee Macdanta & hidaalka oo sheegay in Puntland u Madaxbannaan tahay barista Shidaalkeeda

Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Shidaalka Puntland Ciise Dhoola-waa ayaa Shir Saxaafadeed uu ku qabtay xafiiskiisa Bosaso wuxuu kaga Xogwamaray go’aan ay soo saartay Dawlada Puntland oo ku saabsan Macdanta iyo Shidaalka Puntland.

Go’aanka ay soo saartay Dawlada Puntland oo ka koobnaa Lix qodob ayaa qeexayay in Puntland u madaxbanaan tahay baarista, soo saarista, maaraynta iyo ka faaiidaysiga Khayraadka dabiicigaa ee ku jira Xuduudeheeda. In Puntland ay dhowaan soo saari doonto Siyaasada guud ee Hormarinta iyo soo saarista Shidaalka Puntland, Puntland waxay ku tiri warkan inay soo dhowaynayso cid kasta oo danaynaysa inay Shidaal ka baarto Gobolada Puntland.

Akhriso Warsaxaafadeedka

1345

1346

 

 

Puntlandes.com

About The Author