War deg deg: In ka badan 100 Xildhibaan DFS oo ka digay in 4 qof lagu soo daro Golaha Wasiirada
In ka badan 100 Xildhibaan DFS ayaa maanta soo saaray Qoraal ka kooban 6 qodob oo uu ka mid yahay qodob ay uga digayaan in 4 qof lagu soo daro Golaha Wasiirada DFS kuwaasoo kala ah:
- Faarax Cabdulqaadir oo loo waday Wasiirka Garsoorka
- C/Kariim Xuseen Guuleed oo loo waday Wasiirka Arimaha Gudaha
- Xuseen Xalane oo loo waday Wasiirka Maaliyadda
- C/laahi Maxamed Sanboloolshe oo loo waday Wasiirka Amniga
Qodob kale ayey waxay uga dalanayaan raysul wasaaraha in uu sameeyo awood qaybsi 50%, 50% ah. Qodob kale waxay uga digayaan madaxweyne Xasan faragelinta uu ku hayo RW
Faahfaahin kala soco Puntlandescom
Puntlandes.com