Daawo Sawiro: Madaxweyne KX PL Camay oo Buuhoodle dhagax Mashaariic kala duwan
Buuhoodle (pes) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakim Cabdulahi Xahi Cumar Camey ayaa Dhagax Dhigay xarun Cusub Ee wasarada Deegaanka Daaqa,Duur Joogta Iyo dalxiska Ee dowlada Puntlland waxana Goob Joog Ahaa Masuulinta degmada Iyo Maamulka gobolka ka Cayn. Madaxweyne Kuxigeenka Waxa Uu Sidoo kale Dhagax dhigay wadadada Kugu dheer magaalada Buuhodle Oo la sarayo Dhul laami Ah,Oo Puntland ka Dhisayso. Sidoo kale waxa Uu dhagax dhigay xarunta Dhalanka Iyo Hoyooyinka Ee magaalada Buuhodle Oo Puntland Dhismaheeda ka wado magaalada Buuhoodle. Waana markii ugu Horaysey mashaaric intaasi le eg puntland ka Fulinayso gobolka cayn.
Daawo sawirada
Puntlandes.com