20 June 2019 (Puntlandes) Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qodobada looga hadlay todobaadkan waxa ka mid ah inay Puntland fiiso ku soo rogto dadka soo galaya.
Puntlandes.com
About The Author