Guddiyadii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo War-saxaafadeed soo saaray

02 July 2019 (Puntlandes) Guddiyadii ka kala Socday Golaha Shacabka BJFS iyo Dowlad goboleedka Koofur-galbeed ee Maalmahaan ku Sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay Soo Saaray War-saxaafadeed.

War saxaafadeed ka koobnaa dhowr qodob ayay Guddigan xalay ka soo saareen magaalada Gaalkacyo, iyadoo qodobada ay soo saaraan xal u noqon kara nabadgelyada dadka ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed.

Akhriso War saxaafadeedka:


Putntlandes.com

About The Author