08 August 2019 (Puntlandes) Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland ay markii lixaad dib u dhigeen.
Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa ku dhawaaqay in farsamo ahaan iyo sharci ahaanba midna aysan u qabsoomi karayn doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland.
Daawo muuqaalka shirkii jaraa’id
Puntlandes.com
About The Author