Dhagayso Wasiir Kuxigeen Xukuumadda Ferderaalka Somalia iska Casilay oo ka hadlay sababta

22 sept 2019 (Puntlandes) Waxaa xilkii uu ka hayay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iska casilay Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/kariin Khaliif Dhalac, isagoo ku sababeeyay inuu ku qanci waayay qaabka dowladda federaalku ay u maamushay siyaasadda Galmudug oo uu ah halka uu ka soo jeedo.

C/kariin Khaliif Dhalac oo waraysi siiyey VOA ayaa yeegay inuu ku shaqaynayo xildhibaan ka tirsan baarlamanka soomaaliya uuna iska casilay wasiirnimadii.

Dhagayso waraysiga

Puntlandes.com

About The Author