Xisbiga Xisbiga Wadajir oo cambaareeyey falkii DFS kula kacday Sh. Shariif kuna baaqay shir qaran oo lagu badbaadinayo dawladnimada Somalia

23 sept 2019 (Puntlandes) Warsaxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayuu si adag u cambaareeyey diidmadii DFS u diiday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif inuu u safro magaalada Kismayo halkaas oo uu uga qaybgeli lahaa caleemasaarka Axmed Madoobe.

Sidoo kale Xirsbiga ayaa cambaareeyey cunaqabataynta ay dawladda Federaalku saartay Jubaland, wuxuu ku baaq ay shir qaran oo uu ugu yeeray in lagu badbaadinayo dawladnimada Soomaaliya.



Puntlandes.com

About The Author