Daawo Video: Xiriirka daciifka ah ee u dhexeeya DFS iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo doorashada 2020/21
25 sept 2019 (Puntlandes) Waxaa xarunta PDRC xalay ka qabsoontay munaasabaddii 5aad ee PDRCTalks oo uu marti ku ahaa Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane mowduuca uu ka hadlay waa ‘Xiriirka daciifka ah ee u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyo doorashada 2020/21’.