Daawo Beesha Dashiishe oo degta Gobalka Bari oo ka hortimid heshiiska madaxweyne Deni uu ugu wareejiyey Garoonka Diyaaradaha Bosaso shirkad laga leeyahay Imaaraadka.
26 sept 2019 (Puntlandes) Beesha Dashiishe oo degta Gobalka Bari oo ka hortimid heshiiska madaxweyne Deni uu ugu wareejiyey Garoonka Diyaaradaha Bosaso shirkad laga leeyahay Imaaraadka.
Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sheegay inuu shirak laga leeyahay dalka Imaaraadka ku wareejiyey:
1-Korontosiinta magaalada Bosaso (Shirkadii dawliga ahayd)
2-Dhoofinta xoolaha oo kaligood ay dhoofin karaan
3-Garoonka caalamiga ah ee Bosaso
Horay waxaa uga horyimid qaar ka mid ah beelaha gobolka Bari, maanta waxaa ka horyimid beesha Dashiishe, waxaana la filayaa inay ka hadli doonaan arintan qaar kale oo mid beelaha dega gobolka Bari, iyagoo ka horjeeda heshiiska madaxweyne Deni la galay Imaaraadka.
Puntlandes.com