Daawo Video: Nabadoon M/weyne Deni u sheegay in Wasiiradiisu aysan tayo karti alahyn shacabka dawlada ka horkeenaan

19 Okt  2019 (Puntlandes) Kulan qado ah oo uu madaxweyne Deni ku casuumay Isimada iyo waxgaradka gobolka Bari kaas oo loola hadlay dhaliisha ay shacabka u hayaan dawladda Deni oo ay garwadeenka ka tahay kooxda Aran Jaan.

Dadkii ka hadlay madasha waxaa kamid ahaa Cabdi Ugaas waxa uu sheegay in bulshada Bosaso ay qabaan shaki badan waxaana shakigaasi uu sheegay in ay shacabka ka maqleen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda, uuna uga yimid Garowe.


Puntlandes.com

About The Author