War qoraal ah oo kasoo baxay Wasiirka Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuquradiyeyta Dowlada Puntland Ayaa la faray dhamaan cida ay khusayso In la joojiyey Furashada xafiisyada siyaasadeed ee Xildhibaanada Dowlada federalka Ah ee Soomaliya ee kasoo jeeda Puntland.