Dhagayso Taliyaha Asluubta oo ku doodaya inuu ku saxsanaa hadal aad loogu cambaareeyey

11 Nov 2019 (Puntlandes) Dood weyn iyo cambaareyn ayaa ka dhalatay hadal laga soo xigtay taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo tilmaamayey inaan dadka naafada ah looga baahnayn inay ka mid noqdaan ciidamada sluubta, halkan ka daawo, kana akhriso.

Dhagayso Taliyaha Asluubta oo ku doodaya inuu ku saxsanaa hadalkaas uu yiri aadkana aad loogu cambaareeyey

 

Dhanka kale Ururrada u dooda xuquuqda dadka naafada ah ayaa aad u cambaareeyey hadalka taliyaha.

Dhagayso VOA oo wareystay Maxamed Cali Faarax oo ah guddoomiyaha Hay’adda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed.

Puntlandes.com

About The Author