Sawirro: Shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda Soomaaliya oo ka furmay Yugandha
23 Nov 2019 (Puntlandes) Shir looha hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha.
Shirkaan oo sidoo kale ay ka qeybgalayaan maamulka Gobolka Banaadir waxaaa mudada uu socdo loga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa shuruucda lagu hagayo dhaqaalaha ama Maaliyadda Dalka.