Akhriso DFS oo warsaxaafadeed ka soo saartay Muxaarada Sheekh Umul
23 Nov 2019 (Puntlandes) Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 23-ka bisha November 2019 waxay soo saartay warsaxaafadeed muranka muxaadarada Sheekha Maxmed Umal oo ka taagnayn magaalada Muqdisho.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya