Daawo Video: Madaxweynaha KG Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Jigjiga lagu Soo dhaweyey

Wafdi balaaran oo ka socda Maamuka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu hogaaminayo madaxweyne Sharif xasan Sheekh aadan ayaa gaaray magaalada Jifjiga ee Caasimada DDSI.

Waxana markii wafdui jigjiga tageen

Halkaas ku soo dhaweyey Madaxweynaha Maamulka dowlad Deganka Ethoipia Maxamud cabdi Cumar Iyo Xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada.

Sahrif xasan ayaa lagu soo dhaweyey Dhaanto iyo Ciyaaraha kala Duwan ee hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.

Booqashadan uu Sharif xasan ku tagay Jigjiga ayaa nooqnayso markii ugu horeyey oo uu tago Jigjiga  tan markuu Madaxweynaha KG loo doortay.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author