Akhriso Sheekg Shaakir oo soo dhaweeyey heshiiska DFS
12 Dec 2019 (Puntlandes) Sheekh Shaakir ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay la gaareen dawladda Federaalka ee ku saabsabsan caqabadihii ka taagnaa dhismaha Maamulka Galmudug,.
Sheekha ayaa caddeeyay inay u tanaasuleen shacabka reer Galmudug, waxaa uu tilmaamay inay aqbaleen in Ahlusuna ay soo xilaan 20-ka Xildhibaan oo ka mid ah 89-ka ay ka kooban tahay Baarlamaanka Galmudug.
Sidoo kale waxaa uu u mahadceliyay Beesha Caalamka oo gacan ka geysatay in Arrimaha Galmudug laga gaaro heshiis waara.
Puntlandes.com