Akhriso shirkii Kismayo maanta uga furmay wasiiradda maaliyadda DFS iyo dawlad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray
21 Dec 2019 (Puntlandes) Shirkii Kismayo maanta uga furmay wasiiradda maaliyadda DFS iyo dawlad goboleedyada dalka ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed.
Waxay wassirradu ku heshiiyyeen inay sii wadi doonaan hawl-wadareedka ilaa maanta ay soo wadeen, kaas oo nuxur kiisu yahay dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.