Golaha Shacabka oo Ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Darafyada badan

04 Jan 2020 (Puntlandes) Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan.

Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa ansixiyay Waxaana Ogolaatay 139 Xubnood, Waxaa Diiday 1 Xubin halka 2 Xubnood ay ka aamuseen, Sidaas ayuuna Heshiiska Ansax Ku Noqday.

Puntlandes.com

About The Author