Dhagayso: Madaxweyne ku Xigeenka Maxkamadda Caalamiga oo marti ku ah Barnaamijka VOA (Arinta Bada Soomaaliya)

1624

Toddobaad ka hor ayey ahayd markii Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ay Madaxweyne ku Xigeen u dooratay Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo u dhashay Soomaaliya.

Inta aan la dooran Cabdulqawi waxa uu maxkamaddan Garsoore ka soo ahaa lixdii sano ee lasoo dhaafay..Cabdulqawi Qaybaha dambe ee waraysiga waxa uu kaga hadli doonaa sida ay maxkamaddu u shaqayso iyo sida jagada uu maxkamadda ka ahayaa u saamayn karto kiiska muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka VOA


Puntlandes.com

About The Author