Kenya oo dib u dhigtay shirkii Madaxda Soomaaliya,Kenya iyo Ethiopia

13 Marso 2020 (Puntlandes) Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday inay dib u dhigtay shir hore loo qorsheeyay inay isugu yimaadaan madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia 16ka bishaan.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa lagu shaaciyay, balse si rasmi ah uma sheegin wasaaradu sababta keentay dib u dhacaas.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya

Puntlandes.com

About The Author