18 Marso 2020 (Puntlandes)  Ra’iisul Wasaaraha  dawladda Soomaaliya Xasan Cali Khayre  iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga R/wasaaraha oo ay garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyeen xubno ka tirsan dowladda,waxa ay kulamo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaan madaxda dalka Itoobiyao qaar ka mid ah xubnaha safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi .

Puntlandes.com

About The Author