Akhriso Galmudug oo war kasoo saartay Alshabaab Gaalkacyo laguy qabtay iyo qaaar lagu dilay

07 June 2020 (Puntlandes) Wasaaradda aminga gudaha Galmudug ayaa war qoraal ah ka soo saartay rag ka tirsayaa Alshabaab oo Gaalkacyo lagu qabtay iyo mid la dilay.

Aways Macalin Xuseen Mire (Garwayne) oo ahaa madaxa Sahanka ee Alshabaab u qaalinsanaa magaalada Gaalkacyo iyo Maxamed Xasan Faarax oo ahaa madaxda Amniyaadka ee u qaabisnaa magaalada Gaalkacyo.




Hawlgal wadajir ah oo ay iska kaashadeen Ciinka PSF ta Puntland, Ciidanka Danab iyo Ciidanka Galmudug ayaa lagu spoo qabtay.

Puntlandes.com

About The Author