Warbaahinta Puntlandes oo heshay qoraalka casuumadda shirka Jabuuti ee Somalia iyo Somaliland
13 Juni 2020 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes oo heshay qoraalka casuumadda shirka Jabuuti ee Somalia iyo Somaliland, kaas oo kasoo baxay dawladda Jabuuti.
Shirka oo furmaya berri oo ay taariikhdu tahay 14ka juun ayaa waxaa lagu casuumay madaxweynaha dawladda Federaalka Maxamed Cabulaahi farmaajo, madaxeweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, midowga Yurub iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.