Sawirro: Shirkii Farmaajo iyo Biixi oo Jabuuti ka furmay

14 Juni 2020 (Puntlandes) Waxaa iminka Jabuuti ka furmay shirkii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaaho Farmaajo iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Jabuuti.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan Ra’isalwasaare Xasan Cali Khayre, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisulwasaare Aby Ahmed.




Puntlandes.com

About The Author