Akheiso Jubbaland oo qaadacday go’aankii Villa Somali ee ahaa inuu yahay madaxweyne KMG ah

14 Juni 2020 (Puntlandes) Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay rumaysan tahay in Dastuurka Jubbaland iyo kan Federaalku ay qeexayaan hanaanka loo marayo Doorashada Hay’adaha Dowliga ah ee heer Dowlad Goboleed iyo mudada xil hayntooda.





Puntlandes.com

About The Author