Xisbiga Wadajir oo War saxaafadeed ka soo saaray Hindisa Sharciyeedka Xeerka Asteynta iyo Daadajinta kuraasta ee Baarlamaanka
Xisbiga Wadajir waxuu war saxaafadeed ka soo saaray Hindisa Sharciyeedka Xeerka Asteynta iyo Daadajinta kuraasta ee Baarlamaanka loo qaybiyey.
Ujeedka ugu wayn ee xeerkan loo dejiyey ayuu Xisbigu u arkaa in loogu daneeyo shakhsiyaad taageero u ah kooxda talada haysa, qalqalna loogu abuuro dowlad goboleedyada, lagu dafiro xuquuqda Muqdisho, laguna abuuro xasillooni darri siyaasadeed oo muddo kororsi doon ah