Daawo Muuqaal: Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada

21 june 2020 (Puntlandes) Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay waddo ku dhow Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan 19 bilood ah.






Ciidankaan ayaa xirtay Daljirka Dahsoon illaa wadada dhanka Xaawo Taako oo ah koontaroolka ugu horeeya ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya, waxayna ka tiran yihiin Ciidankaani Qaybta 27aad ee xoogga dalka, waxaana  ay ku hubeysan yihiin gaadiidka dagaalka, iyagoo wadada ka celiyey Koonyo ciidanka AMISOM ka mid.

Saraakiil ka tirsan ciidanka Milateriga ee qeybta 27aad ayaa sheegay in muddo sanad iy9 bilooyin aanan la siinin wax mushaar ah oo ahaa xaqooda, Ciidankan ayaa ka howlgala Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Gobolka Hiiraan oo ah qaybta 27aad.





Puntlandes.com

About The Author