Daawo Video: Mahdi Guuleed “Baarlamaanow ha aqbalina in 10 nin ay matalaan masiirka dalka, iska fadhiya inta uu imaanayo mid la soo doortay”

04 July 2020 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ugu baaqay Baarlamaanka Federaalka in aysan ogolaan in masiirka dadka ay matalaan 10 nin, isagoo si dadban u weeraray dawlad goboleedyada dalka.

Sidoo kale Mahdi Guuleed ayaa ugu baaqay Golaha Shacabka inay iska fadhiyaan kuraasta  inta uu imaanayo Baarlamaan la soo doortay oo iyaga bedela. Dhanka kale wuxuu Mahdi daaqadda ka saaray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka,  sida uu uga saaray dawlad goboleedyada dalka oo uu ku sifeeyey inaysan wax door ah ku lahayn masiirka dalka.





Puntlandes.com

About The Author