Dhagayso: Wasiir Fiqi oo faahfaahiyey shirka Dhuusamareeb
10 July 2020 (Puntlandes) Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug waxaa ku sugan madaxda dowlad goboleedyada dalka, iyagoo ku leh halkaas shir ay uga wadatashanayaan xaaladda soomaaliya iyo doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo.
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa idaacadda VOA u faahfaahiyey shirka madaxda dawlad goboleedyadda dalka iyo guud ahaan xaaladda magaalada Dhuusamareeb.
Dhagayso VOA oo waraysatay wasiir Fiqi
Puntlandes.com