Sawirro: Diyaarad ku soo dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne

14 July  2020 (Puntlandes) Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif diyaarad nooceedu yahay kuwa xamuulka qaada ah.

Diyaaradan ayaa la sheegay inay u kireysneyd Qaramada Midoobay ayna ahayd kuwa xamuulka qaada, lama oga qasaaraha ka dhashay burburka diyaaradan.

Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ayaa shalay waxaa ku da’ay roob iyadoo aysan jirin wax war ka soo bixin maamulka diyaaradaha Beledweyne.




Puntlandes.com

About The Author