Daawo sawirrada Madaxweynaha Jubaland la kulmay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee BFS, Wasiiro, Siyaasiyiin, Isimo iyo dadweyne kala duwan.

17 July  2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Hotelka Marti Soor ee Magaalada Garowe kula kulmay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah,  Wasiiro, Siyaasiyiin, Isimo iyo dadweyne kala duwan.





Puntlandes.com

About The Author