Daawo Video: Xasan Sheekh oo ka hadlay shirka Dhuusamareeb ee DFS iyo dawladaha Xubnaha ka ah

21 July 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay shirka Dhuusamareeb ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dawladaha Xubnaha ka ah, kaas oo ay uga arinsanayaan doorashooyinka.





>Xasan Sheekh ayaa sidoo kale waxa uu si adag uga hadlay doorashooyinka dalka, isagoona soo bandhigay mowqifka Madasha Xisbiyada Qaran ee ku aadan doorashooyinka uu muranka badan ka taagan yahay.

Xasan ayaa si cad u sheegay inay Madashu diyaar u tahay inay ka qeybgasho nooc kasta oo doorasho, haddii heshiis lagu wada yahay, maadama aan hore looga diyaar garoobin in la qorsheeyo nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa.





Puntlandes.com

About The Author