Sawirro: Maamulka gobolka iyo gudoomiyayaasha gobolka Mudug oo ka qaybgalay qado sharaf
21 July 2020 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur(sanyare) ayaa ka qaybgalay Qado Sharfeed ay sameeyeen Qaar kamidah Xildhibaanada ka soo jeedah Gobolka Mudug iyo Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland.
Qado sharaftan waxaa sidoo kale ku wehliyey Gudoomiyayaasha Todobada Degmo ee Gobolka Mudug, Isuduwaha Wasaaradda Haweenka Gobolka Mudig, Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug iyo Gudoomiyaha Degmada Buurtinleh.