Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo berito kulan ka yeelan doona ka doodista Doorashada 2020/2021
24 July 2020 (Puntlandes) Gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlmaanka JFS ayaa shaaciyey in Xildhibaanadda Golaha Shacabka ay maalinta berito ah oo ay taariikhdu tahay 25ka July ay kulan ka yeelan doonaan ka doodista Doorashada 2020/2021.
Kulankaan ayaa u muuqda mid ka hor imaanaysa heshiiskii Dhuusamareeb ay ku gaareen madaxda DFS iyo dawladaha Xubnaha ka ah, kaas oo ahaa in dalka laga qabto doorasho waqtigeedii dhacda la islana ogol yahay.
Puntlandes.com