DFS oo Muqdisho ka jartay Internetka iyo in laga waco dibedda
26 July 2020 (Puntlandes) Dawladda Federaalka ayaa maanta mCaasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo gebi ahaanba Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka jartay Internetka iyo in laga waco dibedda.
Saakay ayey dadka ku waaberiisteen qad la’aanta iyadoo uu saameeyay Lacagaha Telefanada la isugu diro, shirkaddaha xawaaladaha, xarumaha warbaahinta iyo xafiisyada dowladda oo adeega internet-ka ay ku tiirsanaayeen howlahooda.
Hoos ka akhriso cadaymo muujinaya inay DFS Jartay kadib xil ka qaadistii Khayre