Sawirro-Gaalkacyo: Kulan lagu soobandhigay Caqabadaha Haysta Dowlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo Talooyin (muuqaal)

23 August 2020 (Puntlandes) Xarunta Dowladda Hoose Degmada Gaakkacyo waxaa maanta ka dhacay Kulan lagu soo Bandhigay Caqabadaha Haysta Dowlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo Talooyin ku aadan sidii looga gudbi lahaa .

Kulan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaaan Dhabancad, Gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Duqa Degmada Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali Ku xigeenkiisa Xoghayaha Dowlada hoose qaybo kamid ah Agaasime Waaxeedyada Degmada agaasimaha Waaxda Dowladdaha Hoose ee wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Maxamed Gooje-Cade, iyo Saraakiil ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xildhibaano katirsan Golaha Degaanka degmada Gaalkacyo.




Puntlandes.com

About The Author