Cabdi Xaashi oo ka horyimid Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi

07 Nov 2020  (Puntlandes) Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ka horyimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaraha u soo magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in xubnaha la soo xulay aanay dhex dhexaad aheyn oo aan lagu kalsoonaan karin, lana garaneyn meelaha laga keenay, inta la gartayna ay ka tirsan yihiin Shaqaalaha Madaxtooyada, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo NISA.

Hoos ka akhriso War saxaafadeedka Cabdi Xaashi

Puntlandes.com

 

 

About The Author