Xisbiga SAHAN oo war saxaafadeed ka soo saaray Guddiyada doorasho ee dhowaan la magacaabay

08 Nov 2020  (Puntlandes) Xisbiga SAHAN ee uu hoggaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka soo saaray war saxaafadeed Guddiyada doorasho ee dhowaan la magacaabay.


Xisbiga ayaa qoraalka ku yiri “Xisbiga Sahan wuxuu ka walaacsan yahay Guddiyadda doorasho ee la magacaabay, kuwaasoo ula muuqda kuwo aan dhex dhexaad ka noqon karin daadihinta doorashada iyo hufnaanteeda, waxay tani bannaanka soo dhigtay in Madaxweynaha talada haya u raadinayo doorasho aan sugneyn oo baalmarsan xeerarka dalka”

Puntlandes.com

About The Author