Akhriso qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxtinimada dalka oo ka soo horjeestey magacaabista guddiga doorashooyinka
10 Nov 2020 (Puntlandes) Qoraal ay soo saareen illaa 12 musharax ee Madaxweynaha dowlada federaalka ayaa shaaciyay inay ka soo horjeedaan magacaabista guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka iyo weliba soo xulista guddiga doorashooyinka ee Maamulka Somaliland.
Qoraal ka kooban sadex bog oo ay soo saareen musharaxiintan ayaa waxa ay ku baaqeen in wax laga bedelo qaabka loo soo xulay guddiyada doorashooyinka waxayna walwal ka muujiyeen in guddiyadan ay yihiin kuwo loogu talagalay in lagu musuqmaasuqo doorashada dalka.
Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen Musharaxiinta