Daawo Video: Tarsan “Itoobiya xiligii A. yusuf sharcidaro xiligii Sh. Shariifna Sharci”
Tarsan oo soo noqday xiligii dawladii Sheekh Shariif DFKG maayarka Xamar ayaa waraysi uu siiyey YV ga Somalichannel wuxuu uga hadlayaa Federaalka oo diidan yahay iyo Itoobiya oo uu ku sheegay xiligii AUN madaxweyne Abdulahi Yusuf in ay sisharcidaro ah ku soo gashay dalka Soomaaliya iyadoo xiligii Sheekh Shariifna ku soo gashay si Sharci. waxaynu wada xusuusanaa in uu isla markii uu xukunka la wareegay Sheekh Shariif ka codsaday in ay ku soo noqoto Soomaaliya ayna caawiso dawladiisa.
daawo Tarsan
Puntlandes.com