Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Iyo Madaxweyne Abdiwali Gaas, Oo Dagaal u bilowdey, Xili Xassan Culusow Garowe imanayo
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Oo Dalka kusoo noqdey Maalintii Shalay, Ayaa Weerar Afka ah Ku qaaday Dowlada Federalka Somalia Xili Madaxweynaha DFS Xassan Culusow Garowe Ku wajahan yahay, Guddoomiye Siciid Xassan Shire, Ayaa si Cad u sheegey ineysan Hishiin DFS Iyo Puntland, hadalkaas oo loo fasirtay Fariin Siyaasadeed oo ku wajahan Safarka Madaxweynaha DFS.
Khubrada Faaleeye Siyaasada Puntland ayaa farta Ku fiiqaya dagaal Siyaasadeed dhex-mari doona Madaxweynaha Puntland Abdiwali Gaas, Iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland. Faaleeyaasha Siyaasada Puntland ayaa u arka Imaanshaha Madaxweynaha DFS Wakhti Lumis Iyo dhaqaalihii Puntland oo lagu bur-burinayo Shirar aan dan Aheyn. Isku soo wada xoori Hardanka u dhaxeeya Labada Masuul ayaa Abuuri doona Dagaal ay dhex-maquuraan Siyaasiyiin badan oo imka aamusan.
Garaase Ahmaed
Puntlandes.com