War Deg Deg Ah: Warbaahinta Puntlandes, Oo Soo Heshey Sawirka Ninka Doonaya inuu Dhaco Jaamacada Maakhir
Warbaahinta Puntlandes Ayaa Gacanta kusoo Heshey Sawirka Ninka Iska leh Shirkada Maafiyada ah ee dooneysa iney Dhacdo Mashruuca Jaamacada Maakhir ee Baran. Ninka la Taagan Waa Wasiirka Maaliyada Waa Engineer Maahir una dhashay Dalka Masar, Waa Ninka iska leh Shirkada Maafiyada ah Ee Consolidating Engineering, Ninkan Maahir oo La Taliye u ah Shirkada NARCO Ayaa doonayo inuu la wareego Mashruuca Jaamacada Maakhir.
Ninkan Ayaa Xiriir dhow la leh Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax, Iyo Walaalkiis Kaptan Ciise Xaaji Faarax oo Iyagu doonaya in la dilaalo Dhaqaalaha ey Ku Deeqdey Dowalada Kuwait. Hadaba Sawirkan Ayaa Muujinaya Xiriirka u dhaxeeya Engineer Maahir iyo Wasiirka Maaliyada Puntland.
Puntlandes.com