Jubaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay DFS ka waddo gobolka Gedo ee Jubaland

19 Dec 2020 (Puntlandes)  Dowlad goboleedka Jubaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubaland.

Jubaland ayaa warsaxaafadeedka ku sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaadka yahay Maxamed cabdulaahi Farmaajo.

puntlandes.com

About The Author