Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo is-casilay

22 Dec 2020 (Puntlandes) Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa si rasmiya warqad is casilaad ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Warqadda Iscilaaddiisa, ayuu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Deni ay isku fahmi waayeen Nidaamka shaqo ee Wasaaradda Kalluumeysiga, sidaas darteedna uu xilka isaga casilay.

Puntlandes.com

About The Author