Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare

26 Dec 2020 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Wafoga ballaaran ee uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya iyo madax hore oo uu ka mid yahay gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ayaa waxay Garowe u yimaadeen shir ballaan oo looga tashanayo doorashada dalka.

waxaa kale oo garowe kusoo fool leg Gudoomaiya Golaha Shacabka, madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada dalka iyo midowga Musharixiinta madaxweynaha dalka iyagoo ka qayb geleya shirkaas.


Puntlandes.com

About The Author