Daawo Madaxweynaha Jubaland oo sheegay inay ayna waxba ka fulin heshiiskii amniga Qaranka iyo dhismaha ciidamada Xooga dalka

02 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay inay ayna waxba ka fulin heshiiskii amniga Qaranka iyo dhismaha ciidamada Xooga dalka isla markana Dowladu ayna bixinin taakuladii amni ee ay xaqa u lahayeen Ciidamada Darawiishta Dowladaha Xubnaha ka ah JFS.

Madaxweyne axmed Madoobe waxaa uu intaas ku daray in Alshabaab ay si fudud ku helaan hubka iyo agabka kale ee Dowlada Federaalka ah ay lahayd halka aysan helin Ciidamada Dowlad Goboleedyda.


Puntlandes.com

About The Author